|
Magaalada Minneapolis, MN Codsiga Ku Daridda Macluumaadka Qofka |
|
|
Fadlan gali macluumaadka la xiriiristaada si loogu daro xoguruurinta ogeysiiska ee dowladda
hoose[Macluumaadka waxaa baaraya wixii khalad ahna ka saaraya dowladda hoose]
|
|
|
|
|
|
|
Codsiga Kudarista akhbaarta Laxiriirista |
|
|
|
|
|
|
|
|
Ballanqaad Qarsoodi:
Magaalada Minneapolis iyo qandraaslaha uqaabilsan habka akhbaar
uruurinta codka (voice messaging system) waxa ay saxiixeen
heshiis caddaynaya in xogta lagu uruuriyo halkaan ay tahay qarsoodi. Magaalada Minneapolis
iyo qandraaslaheedu uma sheegayaan xogta cid seddexaad ama shaqaalaheeda iyo
wakiiladeeda, marka laga reebo haddii qofka shaqaalaha ah ama wakiilku ay
ogolaadeen in ay qarsoodi ahaato xogta lana siiyo inta ay uga baahan yihiin
fulinta howlahooda oo kaliya (marka laga reebo sida uu na farayo Xeerka Hababka
Xogta ee Dawladda ee Minnessota, Cutubka 13). Magaalada Minneapolis iyo qandaraaslaheedu
sina uma iibinayaan mana isticmaalayaan xogta ku qoran liiska wicitaanka mana
bixinayaan marna sababkasta ha ahaatee ee aan ka ahayn ogeysiiska beesha ee la
xiriira xaaladaha degdegta ah, sidoo kalena xogta la uruuriyey oo dhan waxay
noqonaysaa mid gaar ah oo qarsoodi ah.
|